Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay oo Booqday Hirshabeele from xuseen cali Watch Video
Preview(s):
Gallery
Play Video: (Note: The default playback of the video is HD VERSION. If your browser is buffering the video slowly, please play the REGULAR MP4 VERSION or Open The Video below for better experience. Thank you!)
Description: Wax yar ka dib markii ay dhawaan timid Soomaaliya, Ergeyga Gaarka ah ee Xogayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, Catriona Laing ayaa billowday booqasho ay ku tageyso Dowlad Goboleedyada Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka, iyadoo safarkeedii ugu horeeyay ku tagtay magaalada Jowhar halkaas oo ay kula kulantay Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo ay kala hadashay arrimo badan oo maxalli ah iyo kuwo qaran. Wax badan ka daawo muuqaalkan!nnhttps://unsom.unmissions.org/so/socdaalk